Talo ku socota Beesha Cadaado ee ka careesan Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

Dabaaldeg meelo badan laga soo dhoweeyey ayaa ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb kadib markii lagu soo gebagebeeyey heshiiskii Galmudug iyo  Ahlusunna kaasoo  caqabad ku ahaa horumarka iyo israaca dadka deeganka Gobolada dhexe. Waa wax lagu farxo in heshiis la gaaro waxaana amaanta heshiiskaas iska leh Ilaahey ka sokow Madaxweyne Axmed Ducaale Geele Xaaf waxa uuna mudan … Continue reading Talo ku socota Beesha Cadaado ee ka careesan Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna